WARBIXIN: Sirta ka dambeysa magaca KUN AGUERO & Sida uu magacan ugu baxay halyeeyga kooxda Man City

(Manchester) 04 Sebt 2019. Sergio Aguero waa xiddig awood badan oo ka mid ah xiddigaha ugu sameynta badan iminka kubadda cagta, waana halyeeyga kooxda Man City, balse waa xiddig ay ku duugan yihiin siro badan noloshiisa gaarka ah.

Sergio waxaa su’aal inta badan la iska weydiyaa sirta ku qarsan magaciisa iyo sheekada la xiriirta saddaxda xaraf ee KUN oo ku mid ah magaciisa.

Warbixintaan oo aad u xiiso badan kana hadleysa qisadda magaca loo yaqaano Sergio Aguero iyo noloshiisa gaarka ah ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close