Day: September 4, 2019
-
Spain
Qaabkii loo bahdilay Iker Casillas, loogana diray kooxda Real Madrid isagoo ilmeynaya & Farriintii qalbi taabadka lahayd ee uu ku macsalaameeyey Taageerayaasha Los Blancos
(Madrid) 04 Sebt 2019. Marka dib loo xusuusto qisada niyad jabka leh ee Iker Casillas hubaal qalbiyo badan ayaa murugoon…
Read More » -
Spain
“Wararka xanta ah ee Neymar ayaa si xun u saameeyay Barcelona” – Clément Lenglet
(Barcelona) 04 Sebt 2019. Daafaca reer France iyo kooxda Barcelona ee Clément Lenglet ayaa sheegay in wararka xanta ah ee ku…
Read More » -
England
“Si buuxda ayaan u ixtiraamayaa go’aankiisa” – Matić oo beeniyay inuu khilaaf kala dhexeeyo tababare Solskjær
(Manchester) 04 Sebt 2019. Xiddiga kooxda Manchester United ee Nemanja Matić ayaa beeniyay in wax khilaaf ah uu kala dhexeeyo macalinkiisa…
Read More » -
England
Arsenal oo shaacisay xiddigaha ku tartami doona abaal-marinta laacibka bisha Agoosto ee kooxda… (Yaa isugu soo haray?)
(London) 04 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa xaqiijisay xiddigaha ku tartami doona abaal-marinta xiddiga kooxda ugu wanaagsanaa bishii…
Read More » -
England
Waa tee kooxda ka dhisan dalka Talyaaniga ee doonaysa inay bisha Janaayo u dhaqaaqdo soo xero gelinta Christian Eriksen?
(Yurub) 04 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa inay qorsheyneyso inay bisha Janaayo u dhaqaaqdo…
Read More » -
England
SAWIRRO: Kooxda Chelsea oo soo bandhigtay maaliyaddeeda saddexaad oo ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub ee 2019/20
(London) 04 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ee ka dheesha horyaalka Premier League ee dalka Ingiriiska ayaa maanta soo…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo ku dhawaaqday liiska xiddigaha kaga qeyb galaya tartanka Champions League xilli ciyaareedkan 2019-2020
(Barcelona) 04 Sebt 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa ku dhawaaqay liiska rasmiga ah xiddigaha Blaugrana ee…
Read More » -
England
David Beckham oo ka fiirsanaya inuu tababare u noqdo xulka qaranka Ingiriiska
(England) 04 Sebt 2019. Xiddigii hore ee khadka dhexe kooxda Manchester United ee David Beckham ayaa soo jeediyey inuu ka…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo bayaan ka soo haartay qalliinkii lagu sameeyey daafaceeda Aymeric Laporte
(Manchester) 04 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa xaqiijisay in ciyaaryahankeeda Aymeric Laporte qalliin lagu guuleystay looga sameeyey…
Read More »