Day: September 3, 2019
-
Champ' League
Juventus oo ku dhawaaqday liiska xiddigaha kaga qeyb galaya kulamada Champions League xili ciyaareedkan… (Yaa Ka Maqan Yaase Ku Soo Baxay?)
(Turin) 03 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday liiska xiddigaha qaaska ah ee kaga qeyb…
Read More » -
Italy
Giorgio Chiellini oo qaliin maray… (Ogoow mudadda uu maqnaanayo)
(Turin) 03 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa ku shaacisay Website-keeda rasmiga ah in si guul ah looga gudbay qaliinkii…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Barcelona oo doortay heshiiskii ugu muhiimsanaa ay kooxda ka sameysay suuqii kala iibsiga ee xagaaga
(Barcelona) 03 Sebt 2019. Taageerayaasha kooxda Barcelona ayaa doortay heshiiskii ugu muhiimsanaa ee ay kooxdu sameysay intii lagu guda jiray suuqa…
Read More » -
England
Saddexda xiddig ee ku tartami doona abaal-marinta xiddiga bisha Agoosto ee kooxda Man United oo la shaaciyey
(Manchester) 03 Sebt 2019. Inkastoo natiijooyinka Kooxda Manchester United aysan qurux badnayn afartii kulan ee ugu horreeyay horyaalka Premier League…
Read More » -
Holland
RASMI: Matthijs de Ligt oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee Holland
(Turin) 03 Sebt 2019. Daafaca kooxda kubadda cagta Juventus ee Matthijs de Ligt ayaa ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo rag u soo daawada u dirsatay labo xiddig oo ka tirsan Benfica… (Goorma ayey la soo wareegeysaa?)
(Manchester) 03 Sebt 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay diiradda ku haysto labo ciyaaryahan oo…
Read More » -
England
Klopp oo qof walba kaga yaabsaday go’aankiisa kaga aadan dhibaatada ka dhex taagan xiddigaha Saalax iyo Mane
(England) 03 Sebt 2019. Xiddiga reer Senegal iyo kooxda Liverpool ee Sadio Mané ayaa sameeyay anshax xumo kulankii sabtadii lasoo dhaafay…
Read More » -
England
Sir Alex Ferguson oo fariin qaas ah u diray Cristiano Ronaldo
(Yurub) 03 Sebt 2019. Sir Alex Ferguson ayaa dhambaal hambalyo oo gaar ah u diray laacibka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo,…
Read More » -
England
“Waxaan sameeyay wax walba ee ii suurtogaliyay inaan la tartamo xiddigaha Ronaldo iyo Messi” – Van Dijk
(Yurub) 03 Sebt 2019. Daafaca kooxda kubadda cagta ee Liverpool iyo xulka qaranka Holland ee Virgil van Dijk ayaa sheegay…
Read More » -
Italy
Lorenzo Insigne oo laga saaray shaxda xulka qaranka Talyaaniga… (Maxay tahay sababtu, yaase lagu bedelay?)
(Naples) 03 Sebt 2019. Weeraryahanka kooxda Napoli ee Lorenzo Insigne ayaa lagu soo warmayaa in laga saaray shaxda xulka qaranka…
Read More »