Xogo yaab leh oo ku saabsan Sergio Ramos, dabeecadiisa khalafsan, codsigii Madaxweynaha Real Madrid bilowgii xirfaddiisa illaa noqoshada halyey caalami ah

(Madrid) 02 Sebt 2019. Sergio Ramos waa mid ka mid ah halyeeyada kooxda Real Madrid iyo xulka qaranka Spain, waxa uu dunida kubadda cagta ku leeyahay  taageerayaal badan iyo cadow badan labadaba, maadaama uu yahay xiddig saameyn badan leh.

Waxa uu inta badan caan ku yahay dhalinta goolasha waqtiga dhimashada, qaadashada kaararka kulanka sida Jaalaha iyo casaanka, waxaana uu kabtan u yahay Kooxdiisa iyo Qarankiisaba.

Dabeecaddiisa khalafsan, tirada kaararka uu qaatay xirfadidisa goolsha uu dhaliyay, sida ay difaacyada ugu caansan kubadda cagta ku micneeyeen, madaxweynaha Real Madrid, codsigii uu diray Ramos iyo xogo badan oo la yaab leh oo aadaan waligaa ka maqlin ee ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close