Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay Liiska xidigaha Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka adag caawa ee Villarreal

(Madrid) 01 Sebt 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay xiddigaha kaga qeyb galaya kulankooda saddexaad horyaalka La Liga ay caawa kula ciyaari doonaan Naadiga Villarreal.

Liiska xiddigaha uu magacaabay macalinka reer France ee Zinedine Zidane ayaa ka kooban 19 ciyaartooy.

Waxaa liiskn ka maqan dhamaan xiddigaha kala ah, Nacho Fernandez, Isco, Brahim Díaz, Eden Hazard, Marco Asensio, Mariano Díaz iyo James Rodríguez.

Haddaba halka hoose kaga boggo liiska xiddigaha uu ku dhawaaqay Zidane ee ka qeyb galaya kulanka Villarreal oo dhameystiran:

Goolhayayaasha: Courtois, Navas iyo Altube.

Difaaca: Carvajal, Militão, Ramos, Varane, Odriozola, Ferland Mendy iyo Marcelo.

Khadka dhexe: Kroos, Luka Modrić, Casemiro, Valverde,

Weerarka: Benzema, Vazquez, Bale, Jovic, iyo Vinícius Jr.

Gool FM.

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close