Waa maxay sababta uu hal Garsoore u dhex-dhexaadiyo kulammada kubadda cagta?… (Goormee ayey soo bilaabatay, imise garsoore ayaase kulammada garsoori jiray markii hore?)

(World) 01 Sebt 2019. Garsoorka waa kan u dub dhexaadka u ah ciyaar walba oo dunida laga ciyaaro, balse si gaar ah kubadda cagta waa mid  xasaasi ah marka la soo hadal qaado sheeko ku saabsan garsoorka hadana  ka hadleysa habsameysigii garsoorka casriga ah.

Marka laga tago kubadda cagta casriga ah ma jirin in hal garsoore kulan uu dhex-dhexaadiyo, waxaana jiri karay in ka badan hal garsoore oo ciyaarta dhex dhexaadinayay tiyoo ay jirto inuu mid walba uu seerigiis watay.

Maxay  ku dhacday in labo garsoore ama ka badan ay kulan kubadda cagta dhex-dhexadiyaan? habka looga gudbay iyo tahriikhda garsoorka ee kubadda cagta casriga ayaan eegi doonnaa.

Xogo badan oo laga yaabo in aadan waligaa ka maqlin garsoorka ayaan halkan kuugu soo gudbin doonaaye fadlan ka daawo muuqaalka hoose fikirkaagana inala wadaag  inshaa Allaah.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close