Day: September 1, 2019
-
Spain
Real Madrid oo barbaro la soo gashay kooxda Villarreal oo ay booqatay, xili uu Bale qaatay kaarka roosaha…+ SAWIRRO
(Spain) 01 Sebt 2019. Kooxaha Villarreal iyo Real Madrid ayaa dhinbcaha ku kala qeybsaday Estadio de la Ceramica, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Mourinho oo saadaaliyay qaabka loogu tartami doono hanashada Horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan
(England) 01 Sebt 2019.Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa saadaaliyay qaabka loogu tartami doono hanashada Horyaalka Premier League xilli…
Read More » -
France
Goolhaye Alphonse Areola oo ka gudbay tijaabada caafimaad oo uu u maray Kooxda Real Madrid
(Madrid) 01 Sebt 2019. Goolhayaha kooxda Paris Saint-Germain ee Alphonse Areola ayaa lagu soo waramayaa inuu tijaabada caafimaadka u maray…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka adag kooxaha Villarreal vs Real Madrid ee horyaalka La Liga.
(Spain) 01 Sebt 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Villarreal vs…
Read More » -
England
Kooxaha Arsenal iyo Tottenham oo dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka Emirates Stadium … + SAWIRRO
(London) 01 Sebt 2019. Kooxaha Arsenal iyo Tottenham Hotspur ayaa dhinbcaha ku kala qeybsaday Emirates Stadium, kaddib markii ay ku kala…
Read More » -
England
Wax ka ogow kaliya saddexda ciyaaryahan ee goolasha ugu badan ka dhaliyey kooxda Arsenal horyaalka Premier League!
(London) 01 Sebt 2019. Kulanka u dhexeeya Arsenal iyo Tottenhan ayaa lagu kala nastay 2-1 ay ku gacan sarreyso Spurs,…
Read More » -
England
Muxuu ka dhignaa goolkii uu Christian Eriksen caawa ka dhaliyey kooxda Arsenal?
(London) 01 Sebt 2019. Ciyaaryahanka kooxda Tottenham Christian Eriksen ayaa gool ugu shubay Arsenal kulanka ka soconaya garoonka Emirates ee…
Read More » -
England
Rio Ferdinand oo su’aal ka keenay ku guuleysiga abaal-marinta xiddiga sanadka Yurub ee Van Dijk
(England) 01 Sebt 2019. Daafacii hore ee kooxda kubadda cagta Manchester United iyo xulka qaranka England ee Rio Ferdinand ayaa su’aal…
Read More » -
Spain
Zidane oo si RASMI ah ugu dhawaaqay Liiska xidigaha Real Madrid ee ka qeyb galaya kulanka adag caawa ee Villarreal
(Madrid) 01 Sebt 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa ku dhawaaqay xiddigaha kaga qeyb galaya…
Read More »