Wax walba aad uga baahan tahay inaad ka ogaato Isku Aadka UEFA Europa League oo maanta la sameyn doono

(Monaco) 30 Agoosto 2019. Isku aadka Tartanka xiisaha badan ee UEFA Europa League ayaa la sameyn doonaa maanta oo jimco ah.

kooxaha reer England ee Arsenal iyo Man United ayaa sanadkan ka qeyb galaya koobka xiisaha badan UEFA Europa League

Imise Kooxood ayaa ka qeyb galeysa?

Waxaa ka qeyb gali doona tartanka sida caadiga ah 32- Kooxood ee ah heerka guruubyada, sidan ayeena dhariyada u kala galeen:

Goorma ayaa la sameynayaa isku aadka Halkeesa lagu sameynayaa?

Waxaa la sameyn doonaa manta oo Jimco ah 2:00 duhurnimo saacadda geeska Afrika.

Waxaa lagu sameyn doonaa Magaalada Monaco ee dalka Faransiiska.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close