RASMI: Hazard oo ku guuleystay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa Europa League xilli ciyaareedkii tagay ee 2018/2019

(Monaco) 30 Agoosto 2019. Xiddigii hore kooxda kubadda cagta ee Chelsea, kasoo suuqan xagaaga ku biiray Real Madrid ee Eden Hazard ayaa loo doortay xiddigii ugu fiicnaa tartanka UEFA Europa League.

Hazard ayaa abaal-marintan gudoomay Kaddib markii uu kooxdiisa hore ee Blues ku hoggaamiyey ku guuleysig koobka UEFA Europa League.

Xiddiga reer Belgian ayaa loo caleemo saaray xiddigii ugu fiicnaa koobka Europa League xilli ciyaareedka 2018/2019, kaddib markii uu si buuxda kaga caawiyay Blues ku guuleysiga tartankan

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close