RASMI: Lionel Messi oo loo doortay weeraryahankii ee ugu fiicanaa sanadka

(Monaco) 29 Agoosto 2019. Xiddiga kooxda kubadda cagta Barcelona ee Lionel Messi ayaa loo doortay gooldhaliyihii ugu fiicanaa xilli ciyaareedka.

Kabtanka kooxda Barcelona ee Leo Messi ayaa loo gacan geliyey abaal-marinta weeraryahankii ugu fiicanaa Champions League xilli ciyaareedkii la soo dhaafay.

Xilli ciyaareedkii 2018/2019 ayuu laacibka reer Argentina ee Lionel Messi ku guuleystay gooldhalinta Champions League, waxaana caawa uu ku guuleystay abaal-marinta gooldhaliyihii ugu fiicnaa sanadka..

Hambalyo xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close