RASMI: Goolhayaha ugu fiican sanadka oo lagu dhawaaqay

(Monaco) 29 Agoosto 2019. ​Goolhayaha kooxda kubadda cagta Liverpool ee Alisson Becker ayaa loo doortay goolhayaha ugu fiican xilli ciyaareedkan.

Kaddib markii uu kooxdiisa Reds ku hoggaamiyey Champions League, goolhayaha reer Brazil ee Alisson Becker ayaa loo caleemo saaray goolhayaha ugu fiican xilli ciyaareedkan.

Hambalyo Alisson Becker

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close