RASMI: Frenkie de Jong oo loo doortay khadka dhexe ee ugu fiicanaa sanadka

(Monaco) 29 Agoosto 2019. ​Xiddiga kooxda kubadda cagta Barcelona ee Frenkie de Jong ayaa loo doortay laacibkii khadka dhexe ee ugu fiicanaa xilli ciyaareedka.

Kaddib markii uu kooxdiisa Ajax ku soo bandhigay qaab ciyaareed ilqabad leh oo uu soo gaarsiiyey afar dhammaadka Champions League, ka hor inta uusa ku biirin Barca ee Frenkie de Jong ayaa loo doortay khadkii dhexe ee ugu fiicnaa xilli ciyaareedkii 2018/2019.

Hambalyo xiddiga reer Holland ee Frenkie de Jong

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close