Maxay tahay sirta ka dambeysa dabeecadda qalafsan ee Mario Balotelli?… (Dagaalkii uu la galay macallimiintiisa iyo Gurigiisii oo uu gacantiisa ku gubay!)

(Yurub) 28 Agoosto 2019. Mario Balateli waa mid ka mid ah xiddigaha ugu magac sarreeya kubadda cagta, waxaana mar walba su’aal la iska weydiyaa maxay tahay sababta uu mar walba la yahay mid qalafsan oo aan xasilnayn marka laga eego dhanka dabeecaddiisa.

Xiddigii hore ee kooxaha Inter Milan, Man City, AC Milan iyo kooxo badan oo qaaradda Yurub ah ayaa inta badan garoomada kubadda cagta ku muujiyay dhacdooyin waali ah, xilli lagu xusuusto dagaalkii uu la galay macallinkii Man City ee Roberto Mancini, baaruuddii uu gurigiisa ku gubay iyo sheekooyin layaab leh oo intaasi ka sii badan.

Waxa aynu warbixintaan ku eegi doonnaa sirta ka dambeysa dabeecaddiisa qalafsan, qoyskii soo korsaday, jaceylkiisa Waddanka Talyaaniga iyo xaqiiqooyin kale haddii aad rabto in aad ogaato fadlan inala daawo muuqaalkan hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close