Fadeexad Jaceyl: Thibaut Courtois & Sidii uu ula wareegay Gabadhii uu Jeclaa Kevin De Bruyne… (Xalkuse muxuu noqday?)

(Yurub) 27 Agoosto 2019. Waa mid ka mid ah dhacdooyinka ugu xiisaha badan oo ay Jaraa’idyadu ka shifeen dagaalkii Kevin De Bruyne & Thibaut Courtois ee la xiriira haasaawaha, mana ahan sheeko naadir ah oo tan oo kale waa ay ka dhex dhacdaa xiddigaha ciyaara kubadda cagta ama guud ahaan ciyaaraha kala duwan.

Kevin De Bruyne iyo Thibaut Courtois  waa labo xidig oo saameyn weyn ku leh kubadda cagta heerka sare ee haatan, waxa ayna u kala saftaan Kooxaha Real Madrid iyo Man City, iyagoo wada matala xulka qaranka Belgium, waxaana ka dhex dhacday sheeko maseyr ahayd oo labada xiddig ay isku qabsadeen hal Gabar.

Sidee ayey labada xiddig ugu dagaalameen hal gabar, sirta ka dambeysay isku dhacooda, gabadha oo iyaduna ka hadashay arrinta xasaasiga ah iyo shaqsiga ay jeclaatay labadooda, xogahaasi iyo kuwa ka badan ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close