Sagaalka saxiix ee dhici kara maalmaha suuqa ka harsan… (Xiddigee ayey ku leedahay Kooxadaada?)

(Yurub) 24 Agoosto 2019. Waqti aan badneyn ayaa ka dhiman in uu gabi ahaanba xirmo suuqa kala iibsiga dhammaan horyaallada qaarad weynta Yurub, inkastoo iminkaba uu soo xirmay kan horyaalka Premier league.

Qaar mid ah xiddigaha ugu magaca sarreeya haatan kubadda cagta ayaa la hadal hayaa inay ka bixi doonaan kooxahooda kuna biiri doonaan kooxo kale sida Pogba , Eriksen, Icardi iyo magacyo kale.

Waxa aynu warbixintaan idin kugu soo gudbin doonaa sagaalka xiddig ee laga yaabo in ay kooxahooda ka baxaan inta ka harsan suuqa kala iibsiga xiddigaha ee xagaagan.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close