Day: August 23, 2019
-
England
Jawaabta qalbiga taabanaysa ee uu Paul Pogba ka bixiyey cunsuriyaddii lagula kacay, xilli uu soo qaatay xaaskiisa iyo tusaalooyin kale!!
(Manchester) 23 Agoosto 2019. Kubadda cagta casriga ayaa saldhig u noqatay cunsuriyad, mana jirto garab istaaga loo sameyay dhammaan xiddigahaasi…
Read More » -
England
Martial oo sharraxay sababta uu No. 9-aad gaar ugu yahay, muxuuse ka yiri Rashford?
(Manchester) 23 Agoosto 2019. Weeraryahanka reer France ee Anthony Martial ayaa sheegay sida weyn uu ugu faraxsan yahay kaddib markii uu…
Read More » -
Spain
“Bale iyo Zidane waa inay noqdaan sida ragga oo kale”
(Madrid) 23 Agoosto 2019. Weeraryahan hore ee kooxaha Manchester United iyo Tottenham Hotspur ayaa ku faraxsan in Gareth Bale uu…
Read More » -
England
Juan Mata oo shaaca ka qaaday sababaha ku kalifay inuu sii joogo Manchester United
(Manchester) 23 Agoosto 2019. Xiddiga reer Spain ee Juan Manuel Mata ayaa ka hadlay mustaqbalkiisa kooxda Manchester United, iyo aragtidiisa mustaqbalka…
Read More » -
England
Chelsea oo dhabar jab xoogan la kulmeysa kahor kulanka Premier League ee Norwich City
(London) 23 Agoosto 2019. Chelsea ayaa dhabar jab xoogan la kulmeysa kahor maalinta Axada kulankooda 3-aad ay kula ciyaari doonaan kooxda…
Read More » -
England
“Waan iska dhicin karnaa” – Aubameyang oo xaqiijiyay in Asrenal ay garaaci karto Liverpool kulanka habeen dambe
(Liverpool) 23 Agoosto 2019. Weeraryahanka reer Gabone ee Pierre-Emerick Aubameyang ayaa xaqiijiyay in Arsenal ay awood u leedahay inay la ciyaarto…
Read More » -
England
Thierry Henry oo si cad u sheegay in si dhuumaaleysi ah ku daawado kulamada Arenal
(London) 23 Agoosto 2019. Halyeeyga reer France ee Thierry Henry ayaa qiray inuu ku dhuumaaleysto garoonka Emirates si aysan u aqoonsanin…
Read More » -
England
Macallin Kooxda Arsenal ee Unai Emery oo ka hadlay xaaladda Mesut Ozil & Haddii uu laacibku diyaar u yahay kulanka berri ee Liverpool
(Liverpool) 23 Agoosto 2019. Mesut Ozil ayaa qarka u saaran inuu si lama filaan ah uga soo muuqdo Arsenal xilli…
Read More » -
England
Manchester United oo badelka Lukaku kala soo wareegeysa horyaalka Premier League
(Manchester) 23 Agoosto 2019. Xiddig hore ee kooxda Tottenham ayaa ku dhow inuu u dhaqaaqo naadiga Manchester United, sida maanta oo…
Read More » -
England
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Liverpool vs Arsenal ka hor kulankooda habeen dambe ee Premier League… (Reds oo xiddigaha ugu badan ku leh)
(Liverpool) 23 Agoosto 2019. Labada kooxood ayaa rikoor guulo 100% ku bilowday kaddib labadii kulan oo ay ciyaareen horyaalka Premier League…
Read More »