QEYBTA 1-AAD: Wax Ka Ogoow Musiibooyinkii Diyaradeed Ee kubadda Cagta Adduunka gilgilay & xasuusta magacyada xiddigihii ku geeriyooday Shilalkaas

(World ) 22 Agoosto 2019. Kubadda cagta caalamka ayaa u muuqata  mid hal shaqsi oo kaliya ah waxana taasi la daremaa marka ay musiibo ku dhacdo shaqsiyaadka kubadda cagta ku lugta leh sida ciyariyahan, koox ama shaqsiyadka kusoo lug yeeshay kubadda cagta.

Kubadda cagta waxaa ka dhacay musiibooyin badan oo gilgilay dunida inteeda kale waxana la xasuustaa wali dhibaatooyinkii ay ka tageen, waxana musiibooyinka ugu weyn ee kubadda cagta ka dhaca laga tilmaami karaa shilalakii diyaradeed ee kubadda cagta ka dhacay inta tariikhda la xasuusto .

Waxa aynu warbxiintan oo aad u qiiro badan kaga hadli doonaa musiibooyinkii shilalkii diyaaradeed ee kubada cagta caalamka ka dhacay waliba qeybta 1-aad oo uu soo jedin doono wariyaheena Shaafici Maxamuud Nuur “Shaafinho” ee ka daawo muqalka hoose.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close