Day: August 21, 2019
-
Afrika
Waa kuwee SHANTA xiddig ee Qaarada Africa ugu fiicnaa taariikhda??
(Africa) 21 Agoosto 2019. Xiddgaha kasoo jeeda qarada madaow ee Africa waa lacibiin saameyn ku leh kuabdda cagta caalamka xiliyadii hore…
Read More » -
Spain
Xiliga uu bilaabi doono Hazard waayihiisa ciyaareed ee horyaalka La Liga oo la shaaciyey
(Madrid) 21 Agoosto 2019. Xiddiga reer Belgian iyo kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Eden Hazard ayaa qarka u saaran inuu…
Read More » -
Spain
Barcelona oo war farxad leh ka heshay xarunta tababarka kahor kulanka Real Betis
(Spain) 21 Agoosto 2019. Barcelona uu hogaaminayo macalinka reer Spain ee Ernesto Valverde ayaa waxay war farxad leh ka heleen xarunta…
Read More » -
Italy
Rivaldo oo sheegay xiddiga uu jeclaan lahaa in Neymar Jr uu ka garab ciyaaro haddii uu ka dhaqaaqo PSG
(Yurub) 21 Agoosto 2019. Xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr ayaa lala xiriirinayaa inuu u dhaqaaqayo midkood kooxaha Barcelona, Real Madrid…
Read More » -
France
Lambarka uu Franck Ribery u xiran doono kooxdiisa cusub ee Fiorentina oo la shaaciyey… (Waa kuma ciyaaryahanka looga siibay?)
(Florence) 21 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta Fiorentina ee dalka Talyaaniga ayaa xaqiijisay lambarka uu u xiran doono saxiixeeda cusub…
Read More » -
Spain
“Messi ayaa ka dambeeyay bixitaankii Philippe Coutinho”
(Spain) 21 Agoosto 2019. Bayern Munich ayaa xaqiijisay inay kula wareegtay laacibkii khadka dhexe ee kooxda Barcelona Philippe Coutinho heshiis…
Read More » -
England
Christian Pulisic, Michy Batshuayi iyo Davide Zappacosta oo ugu waa weyn maanta wararka suuqa kala iibsiga ee Kooxda Chelsea
(London) 21 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa filanaysa inay sameyso wax ka wanaagsan wixii ay soo qabatay xilli ciyaareedkii…
Read More » -
England
Claudio Bravo, Jadon Sancho, Eduardo Camavinga oo ugu waa weyn maanta wararka suuqa kala iibsiga ee kooxda Man City
(Manchester) 21 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa qaab wacan ku jirta kaddib markii ay xilli ciyaareedkii hore…
Read More » -
England
Lucas Torreira, Matteo Guendouzi iyo Josh Kroenke oo ugu waa weyn maanta wararka suuqa kala iibsiga ee kooxda Arsenal
(London) 21 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa la dhibtoonaysa inay xilli ciyaareedkii hore ee 2018-19 ku dhammaysato afarta…
Read More » -
England
Mohamed Salah, Philippe Coutinho iyo Bobby Duncan oo ugu waa weyn maanta wararka suuqa kala iibsiga ee kooxda Liverpool
(Liverpool) 21 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaan xagaagan suuqa si wanaagsan kaga dukaamaysan, waxaana ay eegi doonaan inay…
Read More »