Waa maxay waxa xun ee ku dhacay xulkii awoodda badnaa ee Talyaaniga & Sababaha ka dambeeyey hoos u dhaca ku yimid?

(Rome) 19 Agoosto 2019. Warbixintan waxa aynu ku eegeynaa waxa xun ee ku dhacay xulka qaranka Talyaaniga.

Ku guuleystayaashii afar jeer dhacdada ugu weyn kubadda cagta caalamka ee koobka asduunka, kuwıı hantay dhacdadıı mundıyaal ee lagu qabtay dalka Jarmalka sanadkıı 2006, kaası waa Wadanka Talyaanıga waxaana ay kubadda cagta maamulayeen sando xırıır ah oo ay ahaayeen boqoradda kubadda cagta qaaradda Yurub, ınkastoo ay ımınka u muuqdaan ın ay hoos kaga dhaceen heerkooda kaddıb markıı ay koobkıı adduunka ee 2018 u suura-galı waysay ınay ka qeyb galaan sabab la xırıirta ınay ku hareen ısreeb-reebka tartankaas.

Muxuu xulka qaranka Talyaanıga u awood ahaan u lııtaa?, waase maxay sababtıı ay kaga hareen ka geyb-galka koobkıı adduunka ee 2018, maxaana ku dhacay wadankıı awoodda badnaa ee Talyaanıga saanidııhıı ugu dambeeyay?.

Haddaba warbixintaan oo faah faahsan ka daawo muuqaalka hoose waxaana diyaariyey oo soo jeedinaya wariyeheenna Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close