Day: August 19, 2019
-
England
Manchester United oo barbaro la dhaafi weysay kooxda Wolverhampton… _ SAWIRRO
(England) 19 Agoosto 2019. Kooxaha Wolverhampton iyo Man United ayaa ku kala baxay barbaro 1-1 ah kulankooda labaad ay ku wada…
Read More » -
England
“Waan jeclahay taageerayaasha Liverpool” – Maxamed Saalax
(England)19 Agoosto 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta ee Liverpool ee Maxamed Saalax ayaa ka hadlay arrimo ku saabsan mustaqbalkiisa ciyaareed ee…
Read More » -
Germany
Coutinho oo ka hadlay sababa ku kuliftay in si dhaqsi ah uu kaga dhaqaaqo Barcelona… (Miyuu doonayaa in markale uu ku laabto Camp Nou?)
(Germany)19 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta ee Bayern Munich ayaa warbaahinta gudaha Germany iyo kuwa caalamka u soo bandhigtay xiddgeeda…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kooxaha Wolverhampton Vs Man United ee kulanka horyaalka Premier League
(England) 19 Agoosto 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Wolverhampton Vs…
Read More » -
Spain
Weeraryahanka Kooxda Barcelona ee Lionel Messi oo tababarka buuxa dib ugu soo laabanaya
(Barelona)19 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa helaysa war farxad leh kaddib markii uu soo baxay warka sheegaya in…
Read More » -
England
FIFA oo shaacisay xiddigaha ku tartami doona abaal-marinta goolka sanadka ee Puskas Award… (Messi oo ka soo muuqday xilli laga waayey Mo Salah iyo CR7)
(World)19 Agoosto 2019. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey xiddigaha ku tartami doona abaal-marinta goolka sanadka ee Puskas…
Read More » -
England
“Ronaldo lama mid ahan Beckham, sababtoo ah maalintii oo dhan wuxuu ku qaadan jiray…”
(Yurub) 19 Agoosto 2019. Mid ka mid ah weeraryahanadii ugu caansanaa ee soo martay kooxda Manchester United ayaa si maldahan u…
Read More » -
Italy
Waa maxay waxa xun ee ku dhacay xulkii awoodda badnaa ee Talyaaniga & Sababaha ka dambeeyey hoos u dhaca ku yimid?
(Rome) 19 Agoosto 2019. Warbixintan waxa aynu ku eegeynaa waxa xun ee ku dhacay xulka qaranka Talyaaniga. Ku guuleystayaashii afar…
Read More » -
England
Alexis Sanchez oo 48-da saacadood ee soo aaddan ka tagaya Manchester United & Kooxda uu ku biiri doono oo la ogaaday
(Manchester) 19 Agoosto 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Manchester United ee Alexis Sanchez ayaa la soo warinayaa inuu ku biiri…
Read More » -
Germany
Kaddib markii ay Bayern Munich ku dhawaaqday saxiixa Coutinho wax ka ogow xiddigaha ay la soo wareegtay kooxda reer Jarmal xagaagan
(Munich) 19 Agoosto 2019. Kooxda Bayern Munich ayaa xaqiijisay inay maanta la soo wareegtay laacibkii khadka dhexe ee Barcelona, Philippe…
Read More »