Shaxda rasmiga ah kooxaha Chelsea Vs Leicester City ee kulanka xiisaha badan horyaalka Premier

(England) 18 Agoosto 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Chelsea Vs Leicester City kulanka goor dhow soo gali doona ee horyaalka Premier League.

Tababare Frank Lampard ayaa indhaha ku haya guushii ugu horreysay ee xilli ciyaareedka, isagoo sidoo kale doonayo inuu guul ku bilowdo kulankiisii ugu horeysay ee Stamford Bridge ee tan iyo intii uu tababare u noqday kooxda Blues.

Pulisic, N’Golo Kante iyo Jorginho ayaa ku soo bilowday safka hore ee kooxda Chelsea kulanka ay maanta ka horjeedaan Foxes.

Geesta kale tababaraha kooxda Leicester City ee  Brendan Rodgers ayaa safkiisa weerarka waxaa hoggaaminaya Jamie Vardy.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMASYTIRAN:-

Safka hore ee Chelsea: Kepa, Azpilicueta, Christensen, Zouma, Emerson, Jorginho, Kante, Pedro, Mount, Pulisic, Giroud.

Keydka Chelsea: Caballero, Alonso, Barkley, Abraham, Willian, Kovacic, Tomori.

Safka hore ee Leicester City: Schmeichel, Pereira, Evans, Soyuncu, Fuchs, Choudhury, Ndidi, Tielemans, Maddison, Perez, Vardy.

Keydka Leicester: Ward, Justin, Morgan, Albrighton, Iheanacho, Barnes, Praet.

Chelsea XI:

Leicester City:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close