Maamulka Gobolka Banaadir oo booqasho ku tagay Stadium Muqdisho…. +SAWIRRO

(Muqdisho) 18 Agoosto 2019. Sii hayaha Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyada Ibraahim Cumar Mahad- Alle (Ibraahim Dheere) iyo Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada iyo Wacyigilinta Maamulka G/Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jakett) ayaa maanta kormeeray Garoonka Stadium Muqdisho.

Garoonka ayaa waxaa ka socday Dayactir aad u balaaran oo lagu soo celinayo Bilicdii uu lahaa Bariisamaadkii.

Gudoomiye Ibraahim Oo ka hadlay ayaa sheegay in maamulka G/Banaadir ay ka go’an tahay in uu wax ka qabto ka shaqeeynta meelaha muhiimka u ah Bulshada.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close