Shaxda rasmiga ah kooxaha Celta Vigo Vs Real Madrid ee kulanka horyaalka La Liga

(La Liga) 17 Agoosto 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Celta Vigo Vs Real Madrid kulanka goor dhow soo gali doona, kaasoo ay labadan kooxood kaga daah furan doonaan horyaalka La Liga xili ciyaareedkan cusub ee 2019/2020.

Hadaba dhanka hoose kaga boggo Shaxda rasmiga ee kooxaha  Celta Vs Real Madrid:

Celta Vigo XI:

Real Madrid XI:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close