Day: August 16, 2019
-
Spain
Athletic Bilbao oo guul dahabi ah kaga gaartay Barcelona kulankii furitaanka horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedka cusub 2019-20… + SAWIRRO
(Spain) 16 Agoosto 2019. Kooxda Athletic Bilbao ayaa guul dahabi ku gaartay garoonkeeda San Mamés, kaddib markii ay 1-0 kaga adkaatay…
Read More » -
Spain
Zidane oo soo saaray liiska xiddigaha Real Madrid ee wajihi doona kulanka Celta Vigo… (Miyeey ku jiraan Bale iyo James Rodríguez?)
(Madrid) 16 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Real Madrid Zinedine Zidane ayaa soo saaray liiska xiddigaha Los Blancos ee…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah ee kooxaha Athletic Bilbao iyo Barcelona, kulanka lagu furayo horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan
(La Liga) 16 Agoosto 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Athletic…
Read More » -
Spain
DEG DEG: Eden Hazard oo seegaya kulanka berri kooxdiisa Real Madrid ay ku furanayso horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan
(Madrid) 16 Agoosto 2019. Eden Hazard ayaa la soo warinayaa in dhaawac ku soo gaaray tababarka looga reebay kulanka kooxdiisa…
Read More » -
England
Tababare Frank Lampard oo amaanay N’Golo Kanté kahor kulanka Leicester City
(London) 16 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa amaanay ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer France N’Golo Kanté, kaasoo…
Read More » -
England
Guardiola oo tilmaamay kooxda uu arko inay tahay tan labaad ee ugu fiican Yurub
(Manchester) 16 Agoosto 2019. Macalinka kooxda kubadda cagta ee Manchester City Pep Guardiola, ayaa amaan kala dul dhacay mid ka…
Read More » -
England
Frank Lampard oo ka hadlay isir faquuqii ay qaar ka mid ah taageerayaasha Chelsea u geysteen Tammy Abraham
(London) 16 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa muujiyay inuu aad uga xun yahay aflagaadadii ay qaar ka…
Read More » -
Spain
“Kama hadli karo arrimaha Neymar… sidoo kale waan ku faraxsanahay Hazard” – Zidane
(Madrid) 16 Agoosto 2019. Macalinka reer France ee Zinedine Zidane ayaa qabtay shir jaraa’id maanta oo jimco ah, maalin kahor…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Barcelona oo kahor ciyaarta caawa dalbaday in la sameeyo saxiixa Neymar Jr
(Barcelona) 16 Agoosto 2019. Taageerayaasha kooxda Barcelona ayaa maanta oo jimco ah ku baaqay in la dhameystiro heshiiska Neymar Jr, khor…
Read More » -
Spain
Tababare Zidane oo ka hadlay mustaqbalka xiddigaha Bale iyo James & sidoo kale wararka la xiriirinaya Real Madrid Pogba
(Madrid) 16 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa xaqiijiyay inuu ku xisaabtami doono adeega Gareth…
Read More »