Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Final-ka UEFA Super Cup-ka kooxaha Chelsea iyo Liverpool oo la shaaciyey

(Istanbul) 14 Agoosto 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo Chelsea ee UEFA Super Cup, kulankaasoo ka dhacaya magaalada Istanbul ee dalka Turkiga.

Alex Oxlade-Chamberlain ayaa ku soo bilowday safka hore kooxda Liverpool tartan rasmi ah markii ugu horreysay tan iyo markii uu soo gaaray dhaawac kulan Champions League oo ay ka horjeedeen Roma.

SAFAFKA LABADA KOOXOOD OO DHAMMAYSTIRAN:-

Safka hore ee Liverpool: Adrian; Robertson, Van Dijk, Matip, Gomez; Henderson, Fabinho, Milner; Mane, Oxlade-Chamberlain, Salah.

Keydka Liverpool: Lonergan, Kelleher, Alexander-Arnold, Hoever, Wijnaldum, Lallana, Shaqiri, Elliott, Brewster, Origi, Firmino

Safka hore Chelsea: Kepa; Azpilicueta, Christensen, Zouma, Emerson; Jorginho, Kanté, Kovacic; Pedro, Giroud, Pulisic.

Keydka Chelsea:  Caballero, Rudiger, Alonso, Barkley, Abraham, Willian, Kenedy, Mount, Zappacosta, Batshuayi, Tomori, Gilmour.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close