Day: August 14, 2019
-
England
Kooxda Liverpool oo ku guuleystay koobka UEFA Super Cup kaddib markii ay rigooreyaal kaga adkaatay Chelsea… + SAWIRRO
(Istanbul) 14 Agoosto 2019. Kooxda Liverpool ayaa ku guuleystay koobka UEFA Super Cup markeedii afaraad kaddib markii ay rigooreyaal ku garaaceen…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
QISO: Kubadda cagta oo sanadkan 2019 weysay halyeeyo cajiib ah, sida Xavi, Van Persie, Čech iyo magacyo kale
(Yurub) 14 Agoosto 2019. Kubadda cagta caalamka ayaa sanadba sanadkiisa kale lumineysa halyeeyo waa weyn oo kubadda cagta u ahaa…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka adag ee Final-ka UEFA Super Cup-ka kooxaha Chelsea iyo Liverpool oo la shaaciyey
(Istanbul) 14 Agoosto 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah ee ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Liverpool iyo…
Read More » -
England
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Liverpool vs Chelsea ka hor kulankooda Final-ka UEFA Super Cup… (Yaa ku leh xiddigaha ugu badan?)
(Istanbul) 14 Agoosto 2019. Kooxaha reer England ee Liverpool iyo Chelsea ayaa laga sameeyey shax isku dhaf ah ka hor…
Read More » -
England
Sidee ayay noqon kartaa shaxda kooxda Liverpool ay caawa kala hortagayso Chelsea kulanka Final-ka UEFA Super Cup?
(Istanbul) 14 Agoosto 2019. Kooxaha reer England ee Chelsea iyo Liverpool ayaa ku wada ballansan dalka Turkiga caawa, halkaasoo ay…
Read More » -
England
Sidee ayay noqon kartaa shaxda kooxda Chelsea ay caawa kala hortagayso Liverpool?
(Istanbul) 14 Agoosto 2019. Kooxaha Chelsea iyo Liverpool ayaa ku wada ballansan dalka Turkiga caawa, halkaasoo ay ku wada dheeli…
Read More » -
France
“Haddii uu Neymar ku biiro Real Madrid, maahan qiyaano uu ku sameeyay Barcelona”
(Spain) 14 Agoosto 2019. kooxaha Barcelona iyo Real Madrid, ayaa ah kuwa ugu cad cad ee ku tartamaya waqtigan inay helaan…
Read More » -
England
Manchester United oo fariin ku aadan arrinta Pogba u dirtay kooxda Real Madrid
(Manchester) 14 Agoosto 2019. Sida laga soo xigtay wargeyska “Mirror” ee dalka England, kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa fariin…
Read More » -
England
Tababare Solskjær oo albaabada u furay inuu ka takhaluso mid ka mid ah xiddigaha Man United
(Manchester) 14 Agoosto 2019. Wararka ka imaanaya gudaha dalka England ayaa waxay xaqiijinayaan in tababaraha kooxda Manchester United ee Ole Gunnar…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Virgil van Dijk qiimaha Harry Maguire uu dhawaan ugu dhaqaaqay kooxda Man United?
(Yurub) 14 Agoosto 2019. Daafaca kooxda kubadda cagta ee Liverpool Virgil van Dijk ayaa ka soo muuqday shir jaraa’id ee qaas…
Read More »