Day: August 13, 2019
-
England
Klopp oo la kulmay war naxdin leh kahor kulanka Chelsea ee koobka UEFA Super Cup-ka 2019
(Yurub) 13 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa la kulmay war naxdin leh inta lagu gudi jiray tababarkii…
Read More » -
England
Mane oo ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay kulanka Chelsea ee UEFA Super Cup 2019
(Yurub) 13 Agoosto 2019. Weeraryahanka kooxda Liverpool ee Sadio Mane ayaa ka soo muuqday shirka jaraa’id kahor kulanka ay habeen dambe…
Read More » -
England
Lampard oo daaha ka qaaday liiska xiddigaha Chelsea uu kala hortagayo kulanka UEFA Super Cup 2019… (Yaa Ka Maqan Yaase Ku Soo Baxay?)
(Yurub) 13 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda Chelsea ee Frank Lampard ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha Blues uu kala hortagayo kulanka xiisaha…
Read More » -
France
Wakiilka xiddiga reer Brazil ee Philippe Coutinho oo gaaray magaalada….
(England) 13 Agoosto 2019. Wararka ka imanaya gudaha dalka Spain ayaa waxay sheegayaan in wakiilka xiddiga reer Brazil iyo kooxda Barcelona…
Read More » -
Spain
Zidane oo war fiican ka helaya Ramos kahor kulanka ay kaga daah furan doonaan ololahooda La Liga ee xili ciyaareedka cusub 2019/2020
(Madrid) 13 Agoosto 2019. Macalinka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa wuxuu war aad u wanaagsan ka helayaa…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo ka warbixiyay farqiga u dhexeeya isaga iyo Lionel Messi
(Yurub) 13 Agoosto 2019. Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in farqiga u dhexeeya isga iyo Lionel Messi uu…
Read More » -
England
Klopp oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Liverpool ee ka qeyb galaya kulanka UEFA Super Cup… (Yaa Ka Maqan Yaase Ku Soo Baxay?)
(Yurub) 13 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda Liverpool Jürgen Klopp ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa ee kaga qeyb galaya kulanka UEFA…
Read More » -
England
Arsenal oo dooneysa inay ka takhalusto AFAR ciyaartoy uu ku jiro Mohamed Elneny
(London) 13 Agoosto 2019. Wargeyska “Daily Mail” ee dalka England ayaa wuxuu tooshka ku iftiimiyay xaalada xiddiga khadka dhexe reer Masar…
Read More » -
Germany
RASMI: Bayern Munich oo ku dhawaaqday inay la soo wareegtay Ivan Perisic
(Yurub) 13 Agoosto 2019. Kooxda Bayern Munich ayaa si rasmi ah u shaacisay in Inter Milan ay kala soo wareegtay xiddiga…
Read More » -
England
“Harry Maguire wuxuu qaadi karaa wadadii Virgil van Dijk”
(England) 13 Agoosto 2019. Ciyaaryahan Harry Maguire ayaa si rasmi ah ugu biiray suuqan xagaaga kooxda Manchester United, kaddib markii uu…
Read More »