Maxay tahay sababta ay Taageerayaasha kooxda Arsenal u neceb yihiin Robin van Persie?

(London) 12 Agoosto 2019. Robin van Persie waa dhalıyıhıı kooxaha Arsenal, Manchester Unıted ıyo xulka qaranka Holland, waa xıddıg ay aad u neceb yıhıin Jamaahiirta kooxda Arsenal.

Waxa ay Taageerayaasha Arsenal Robin van Persie ula baxeen, axmaq, caade-qaate, qiyaanoole iyo magacyo kale, inkastoo uu ka mid yahay dhaliyeyaashii ugu wanaagsaa ee abid soo mara horyaalka Premier League.

Haddaba maxay taageerayaasha Arsenal u neceb yihiin weeraryahan Robin van Persie, kaasoo ay Gunners la soo saxiixatay sanadkii 2004, maxaase ku kalifay inuu ku dabaal-dego kooxdiisii hore ee reer London markii uu ka horyimid isagoo xiran maaliyadda Man United?

Warbixintaan oo ah mid aad u dheer waxyaabo badanna aad ku ogaan doonto waxaa inoo diyaariyey oo soo jeedinaya Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho ee halkaan hoose ka daawo.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close