Day: August 12, 2019
-
England
Maxay tahay sababta ay Taageerayaasha kooxda Arsenal u neceb yihiin Robin van Persie?
(London) 12 Agoosto 2019. Robin van Persie waa dhalıyıhıı kooxaha Arsenal, Manchester Unıted ıyo xulka qaranka Holland, waa xıddıg ay…
Read More » -
England
Tababare Klopp oo ka hadlay xilliga Becker uu dib ugu soo laabanayo garoomada & kulamada muhiimka ah uu seegayo oo la sii ogaaday
(England) 12 Agoosto 2019. Macalinka kooxda kubadda cagta Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay in goolhaayaha reer Brazil Alisson Becker uu…
Read More » -
England
Halyeey kooxda Man United ah oo si weyn u amaanay Harry Maguire
(Manchester) 12 Agoosto 2019. Harry Maguire ayaa awood muuqata siiyay qeybta daafaca ee kooxda Manchester United kulankii shalay ay 4-0 kaga…
Read More » -
England
Goormee ayeey dib ugu soo laabanayaan Özil iyo Sead Kolašinac kooxda Arsenal? – Waxaa ka jawaabaya Unai Emery
(London) 12 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda Arsenal ee Unai Emery ayaa qirtay inuusan garaneyn goorta ay awoodi doonaan inay dib u…
Read More » -
France
Mbappé oo falaqeeyay xaalada Neymar Jr ee kooxda PSG
(Paris) 12 Agoosto 2019. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta ee Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa qiray saameynta ay yeelan karto hadii…
Read More » -
Spain
Zidane oo ka hadlay wararka xanta ah ee la xiriirinaya Neymar Jr kooxda Real Madrid
(Madrid) 12 Agoosto 2019. Tababaraha kooxdda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa sheegay inuusan meesha ka saari doonin fikrada…
Read More » -
England
Mourinho oo amaanay xiddig ka tirsan Man United, kaddib guushii weyneyd ay ka gaareen Chelsea
(Manchester) 12 Agoosto 2019. Macalinkii hore Manchester United ee Jose Mourinho ayaa sheegay in Harry Maguire uu awood muuqata siiyay qeybta…
Read More » -
England
Pogba oo dab ku sii shiday wararka xanta ah ee ku saabsan mustaqbalkiisa Man United
(Manchester) 12 Agoosto 2019. Xiddiga kooxda kubadda cagta Manchester United ee reer France Paul Pogba ayaa sheegay in wali su’aal weyn…
Read More » -
France
Wakiilka Paulo Dybala oo ka dagtay magaalada….
(Paris) 12 Agoosto 2019. Xiddiga Juventus ee Paulo Dybala ayaa ku dhow inuu ka tago kooxda lagu naaneyso marwada duqda…
Read More » -
France
“Paris Saint-Germain ma heli doonto badalka Neymar Jr” – Thomas Tuchel
(Paris) 12 Agoosto 2019. Waxaa dhawaanahan horumaro cusub ee muhiim ah laga sameeyay arrinta ku aadan mustaqbalka xiddiga reer Brazil iyo…
Read More »