Day: August 10, 2019
-
Soomaaliya
CIID WANAAGSAN: Gool FM oo ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyaynaysa munaasibadda Ciidul Adxaa
(Gool FM) 10 Agoosto 2019. Maamulka, qorayaasha, shaqaalaha iyo dhammaanba howl-wadeenka GoolFM.net waxay hambalyo ku aaddan Ciidul Adxaa u dirayaan…
Read More » -
England
Ryan Giggs oo kula taliyay Man United inay ka fikirto Bedelka Pogba
(England) 10 Agoosto 2019.Halyeeyga kooxda kubadda cagta ee Man United ee Ryan Giggs ayaa sheegay in Red Devils ay u…
Read More » -
England
Pep Guardiola oo carro xoogan ka muujiyey aaladda garsoorka caawisa ee VAR
(England) 10 Agoosto 2019.Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Guardiola ayaa shaaca ka qaaday sida weyn uu kaga…
Read More » -
England
Man City oo guul weyn kaga daah furatay horyaalka Premier League, kaddib markii ay dhulka ku jiiday kooxda West Ham… +SAWIRRO
(England) 10 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta ee Machester City ayaa guul weyn kaga daah furatay xili ciyaareedka cusub ee horyaalka…
Read More » -
France
“Ku soo laabashada Neymar Jr ee Barcelona uma sahlanaan doonto Valverde” – Ancelotti
(Yurub) 10 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Napoli ee Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay suurtogalnimada uu xiddiga reer Brazil…
Read More » -
Spain
Marcelo oo ka warbixiyay sababtii uu iskaga diiday dalab kaga yimid Juventus, si uu markale ula midoobo Ronaldo
(Madrid) 10 Agoosto 2019. Xiddiga reer Brazil iyo kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Marcelo ayaa qirtay inuu diiday u dhaqaaqista…
Read More » -
England
Tababare Unai Emery oo shaaca ka qaaday suurtogalnimada ay ku fasixi karaan qaar ka mid ah xiddigaha Arsenal
(London) 10 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal ee Unai Emery ayaa wuxuu shaaca ka qaaday suurtogalnimada ay ku fasixi…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo go’aamisay mustaqbalka Alexis Sánchez
(Manchester) 10 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta ee Manchester United ayaa diyaar u ah inay sii heysato adeega weeraryahankeeda reer Chile…
Read More » -
Spain
Tababare Valverde oo qaab niyadjab ah kaga hadlay mustaqbalka Ivan Rakitić ee kooxda Barcelona
(Spain) 10 Agoosto 2019. Tababaraha kooxda Barcelona ee Ernesto Valverde ayaa sheegay in Ivan Rakitić uu ku soo bandhigayo heerar aad…
Read More » -
England
Ozil oo ka warbixiyay go’aankiisa kama dambeysta ah ee kaga aadan inuu sii joogayo Arsenal iyo inkale
(England) 10 Agoosto 2019. Xiddiga reer Germany ee Mesut Ozil ayaa ka warbixiyay go’aankiisa kama dambeysta ah inuu sii joogayo kooxda…
Read More »