SIR LA HELAY: Afarta Naynaas ee layaabka leh oo uu leeyahay Cristiano Ronaldo oo laga yaabo inaadan garanayn… (Ooyaaye oo ka mid ah!)

(Yurub) 06 Agoosto 2019. Cristiano Ronaldo waa xiddig ay adag tahay in la qariyo awooddiisa ciyaareed, waana xiddig leh taageerayaal fara badan oo xiiseynaya ka sheekeynta waxa uu yahay iyo habdhaqannadiisa layaabka leh ee badi soo jiidashada leh, balse  maxaynu maanta idiin heynaa?.

Warbixintaan waxa aynu ku eegi doonnaa waxyaabo laga yaabo in aadan ka ogeyn CR7 oo ku saabsan naynaasihiisa, waxaanse laga yabaa  in ay jiraan neynaasyo aad adiga ula baxday Cristiano Ronaldo sida wiilka lacagta, kii gawaarida, si la mid ah kan goolasha, balse marka kuwaasi laga soo tago, waxaa jira naynaasyo kale oo uu caan ku yahay Ronaldo oo laga yaabo in aadan garanaynin.

Warbixintaan xiisa badan oo aan kaga hadleyno naynaasyada qarsoon ee uu leeyahay Cristiano Ronaldo ka daawo muuqaalka hoose, fikradaadana ka dhiibo naynaasta aad layaabtay iyo naynaasta aad la dhacday.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close