Xulka Qaranka Soomaaliya oo maanta dheeli doona kulankooda Labaad ee Tartanka Chan Cup

(Uganda) 03 Agoosto 2019. Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa kulan xiiso badan maanta la dheeli doona dhigooda Uganda ciyaar qeyb ka ah tartanka chan cup 2019.

Ciyaartan ayaa ah kulanka labaad ay wada ciyaarayan labadan xul soomaaliya iyo Uganda iyadoo kulankii hore uu ka dhacay dalka jabuuti ciyaartaas oo ku soo dhamaatay 3-1 oo loogu adkaaday xulka Soomaaliya.

Wiilasha Ocean Stars ayaa maalmihii ugu dambeyay waxey tababar adag ku qaadanayen dalka Uganda.

Xalka kulankan kaliya wuxuu u muuqdaa iney kaliya kaga badiyaan xulka Uganda tiro goolal 3-0 ah.

Ogeysiis ciyaarta:

Tartanka: Chan Cup 2019

Xulalka; Soomaaliya vs Uganda

Garoonka: logogo Stadium

Saacada: 4:00.


Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close