Diintiisa dhabta ah, sida uu ku yahay haasaawaha, qiyaanooyinkii uu sameeyey iyo Xaqiiqooyin layaab leh oo aadan ka ogeyn Wiilka Arsenal ee Mesut Özil

(London) 03 Agoosto 2019. Mesut Özil waa mid ka mid ah xiddigaha ugu magaca sarreeya kubadda cagta caalamka, waxa uu wakhtigiisa oo dhan uu ku bixiyaa kubadda cagta, waxaana inta uu xiddig yahay uu soo maray kooxo badan oo caan ka ah caalamka sida Real Madrid & kooxda kubada cagta Arsenal oo hadda uu ka tirsan yahay.

Ciyaariyahankan soo jeeda waddanka Turkiga ee matalay wadanka Jarmalka kuna guuleystay koobkii adduunka ee 2014 lagu qabatay dalka Brazil ayaa iminka laga soo calaamadeynayaa xodogo badan oo cajiib ah oo laga yaabo in aadn horay u maqlin .

Waxa aynu warbixintaan kaga hadli doonnaa xaqiiqooyinka ku saabsan Ozil diintiisa, sida uu ku yahay haasaawaha ama shukaansiga, xiddiga uu ku daydo, guurkiisa ka hor waxa uu sameyn jiray, qiyaanoyinkii uu ku sameeyay saaxiibtiis, sida uu qarankiisa uga fariistay iyo xogo kale oo laga yaabo in aadan ka ogeyn Mesut Özil.

Waxaa warbixintaan inoo diyaariyay Wariyaheena Shaafici Maxamuud Nuur Shaafinho ee ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close