Day: August 3, 2019
-
Bannaanka Garoonka
Diintiisa dhabta ah, sida uu ku yahay haasaawaha, qiyaanooyinkii uu sameeyey iyo Xaqiiqooyin layaab leh oo aadan ka ogeyn Wiilka Arsenal ee Mesut Özil
(London) 03 Agoosto 2019. Mesut Özil waa mid ka mid ah xiddigaha ugu magaca sarreeya kubadda cagta caalamka, waxa uu…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo amaah ku doonaysa mid ka mid ah xiddigaha khadka dhexe ee Barcelona
(London) 03 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay bilawday qorshe ay si amaah ah ugala…
Read More » -
England
Xiddigaha Man City ee wajahaya Liverpool koobka Community Shield oo lagu dhawaaqay, xilli Macallin Pep Guardiola iyo Wiilashiisu ay u safreen London… + SAWIRRO
(Manchester) 03 Agoosto 2019. Macallin Pep Guardiola iyo wiilasha kooxdiisa ayaa u saftay magaalada London halkaasoo ay ku soo ciyaarayaan…
Read More » -
England
Kooxda Real Madrid oo ku soo biirtay tartanka loogu jiro saxiixa Bruno Fernandes & Man United oo Pogba sii haysan karta
(Madrid) 03 Agoosto 2019. Kooxda Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay ku biirtay tartanka loogu jiro xiddiga khadka dhexe…
Read More » -
England
Harry Maguire oo gaaray xarunta tababarka Carrington si uu u dhammaystiro heshiiska uu ugu biirayo Manchester United
(Manchester) 03 Agoosto 2019. Sida wararku ay sheegayaan Harry Maguire ayaa gaaray xarunta tababarka Manchester United si uu u dhammaystiro…
Read More » -
Afrika
Uganda oo xasuuq labaad u geysatay xulkeenna qaranka Soomaaliya
(Uganda) 03 agoosto 2019. Xulka qaranka soomaaliya ayaa gabi ahaanba ka haray tartanka Chan Cup, kaddib markii ay guuldaro labaad kala…
Read More » -
England
Liis xiddigaha ugu Xawaaraha Badan xiligan Manchester United oo daaha laga qaaday… (Booskee ayeey kaga jiraan Lukaku iyo Pogba)
(Manchester) 03 Agoosto 2019. Weeraryahanka reer Belgian ee Romelu Lukaku ayaa ku soo daabacay boggiisa rasmiga ah ee Instagram-ka xiddigaha ugu…
Read More » -
England
Maanta oo kale 20-sano ka hor Arsenal ayaa ku dhawaaqday inay lasoo wareegtay Henry…(Imise Koob ayuu la qaaday?)
(London) 03 Agoosto 2019. Maanta oo kale 20 sano kahor, kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa ku dhawaaqday inay lasoo wareegtay…
Read More » -
England
RASMI: Klopp oo shaaciyay in mid ka mid ah xiddigihiisa muhiimka ah uu seegayo kulanka Community Shield & xiliga uu kooxda ku soo laabanayo
(England) 03 Agoosto 2019.Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Liverpool Jürgen Klopp ayaa si rasmi ah u xaqiijiyay maqnaanshaha weeraryahanka reer…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Chelsea oo ku dhawaaqday lambarrada ay xiran doonaan xiddigaheeda xilli ciyaareedka cusub ee 2019-20… (Yaa la siiyey lambar 10 ma Willian mise Pulisic?)
(London) 03 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ku dhawaaqday lambarrada ay xiran doonaan xiddigaheeda xilli ciyaareedka cusub ee…
Read More »