Day: August 2, 2019
-
England
Nicolas Pepe oo tababarkiisii ugu horreeyey la qaatay saaxiibadiisa cusub ee kooxda Arsenal… + SAWIRRO
(London) 02 Agoosto 2019. Saxiixa cusub ee kooxda Arsenal, Nicolas Pepe ayaa maanta tababarkii ugu horreeyey la qaatay saaxiibadiisa cusub…
Read More » -
England
SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Liverpool vs Manchester City ka hor kulankooda Community Shield… (Yaa ku leh xiddigaha ugu badan?)
(London) 02 Agoosto 2019. Kooxaha reer England ee Liverpool iyo Manchester City ka hor kulankooda ay wada ciyaari doonaan ee…
Read More » -
England
Bruno Fernandes oo ka tagay xarunta tababarka Sporting Lisbon… (Kooxdee ku sii jeedaa?)
(Lisbon) 02 Agoosto 2019. Sida wararku ay sheegayaan ciyaaryahan Bruno Fernandes ayaa ka tagay xarunta tababarka kooxda Sporting Lisbon, markii…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo ugu dambeyn heshiis rikoor ah ku dhammaystirtay saxiixa Harry Maguire
(Manchester) 02 Agoosto 2019. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa heshiis ku kacaya 85 milyan oo…
Read More » -
Spain
RASMI: Mid ka mid ah xiddigaha Barcelona oo ku biiray kooxda cusub
(Spain) 02 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa ku shaacisay boggeeda rasmiga ah goor dhow in xiddigeeda reer…
Read More » -
England
Garsoore Haween ah oo markii ugu horreysay dhex-dhexaadin doonta kulan Koobka UEFA ah, waana midka u dhexeeya Liverpool iyo Chelsea ee UEFA Super Cup
(Yurub) 02 Agoosto 2019. Haweeneyda lagu magacaabo Stephanie Frappart ayaa dhex-dhexaadin doonta kulanka UEFA Super Cup ee u dhaxeeya kooxaha…
Read More » -
Italy
Cristiano Ronaldo oo khasaaro dhexda kaga galay sababo la xiriira mid ka mid ah saaxiibadiisa sida aadka ah ugu dhow
(Yurub) 02 Agoosto 2019. Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa ka mid ah ciyaartoyda si wanaagsan u qorsheeya mustaqbalkooda kaddib…
Read More » -
France
Kylian Mbappé oo dhiibtey aragtidiisa kaga aadan arrinta xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr
(Paris) 02 Agoosto 2019. Xiddiga kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappé ayaa carabka ku adkeeyay sida uu u xiiseenayo…
Read More » -
England
Taageerayaasha Arsenal oo NAANEYS CUSUB ula baxay saddexda weeraryahan ee kooxdooda, kaddib imaatinka Nicolas Pepe
(London) 02 Agoosto 2019. Taageerayaasha kooxda kubadda cagta ee Arsenal ayaa NAANEYS CUSUB ula baxay saddexda xiddig ay haatan ku…
Read More » -
England
Goormaa la go’aamin doonaa heshiiska uu Paulo Dybala ugu biirayo kooxda Manchester United?
(England) 02 Agoosto 2019. Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya gudaha dalka England waxaa maanta oo Jimco ah la go’aamin doonaa…
Read More »