Day: August 1, 2019
-
Aasiya
Maxaa ka dhacay Kuuriyada koonfureed markii Cristiano Ronaldo uu tagay oo uu ciyaari waayey?
(Seoul) 01 Agoosto 2019. Taageerayaal u dhashay Waddanka Koonfurta Kuuriya oo aad u carreysan ayaa waxa ay shirkaddii qaban qaabinaysay…
Read More » -
Spain
Halyeey hore ee kooxda Barcelona ah oo ka hadlay xalka dhibaatooyinka Real Madrid
(Madrid) 01 Agoosto 2019. Hayeeyga reer Brazil iyo kooxda kubadda cagta Barcelona ee Rivaldo ayaa ka hadlay xaalada kooxda Real Madrid…
Read More » -
Afrika
Kaalintee ayuu Nicolas Pepe ka galay xiddigaha Afrikaanka ah ugu qaalisan Taariikhda ama lacagaha ugu badan lagula wareegay?
(London) 01 Agoosto 2019. Kooxda Arsenal ayaa xaqiijisay saxiixa Nicolas Pepe, waxaana ay ka soo qaateen Lille oo ay ugala…
Read More » -
England
Kaddib saxiixa cusub ee Nicolas Pepe, Wax ka baro xiddigaha ugu qaalisan Taariikhda kooxda Arsenal
(London) 01 Agoosto 2019. Kooxda Arsenal ayaa maanta xaqiijisay saxiixa Nicolas Pepe, waxaana ay ka soo qaateen Lille oo ay…
Read More » -
England
RASMI: Lambarka uu Nicolas Pepe u xiran doono Kooxda Arsenal oo la shaaciyey… (Goorma ayuuse u ciyaarayaa Gunners kulankiisa ugu horreeya?)
(London) 01 Agoosto 2019. Kooxda Arsenal ayaa maanta xaqiijisay saxiixa Nicolas Pepe, waxaana ay ka soo qaateen Lille oo ay…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Arsenal oo xaqiijisay saxiixa Nicolas Pepe oo ay kula soo wareegeen lacag rikoor ah… + SAWIRRO
(London) 01 Agoosto 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa ku dhawaaqday saxiixa ciyaaryahanka garabka ka dheela ee Nicolas Pepe. Xiddigan xulka…
Read More » -
England
Lukaku oo si maldahan kaga hadlay arrimo ku saabsan mustaqbalkiisa
(England) 01 Agoosto 2019. Weeraryahanka reer Belgian ee Romelu Lukaku ayaa si maldahan kaga hadlay arrimo ku saabsan mustaqbalkiisa, xili ay…
Read More » -
England
Xiddig ka tirsan kooxda Liverpool oo raali-galin bixiyay, kaddib markii uu ihaaneystay Harry Kane
(England) 01 Agoosto 2019. Laacibka kooxda kubadda cagta ee Liverpool Harvey Elliott ayaa bixiyay raali galin, kaddib markii uu ka soo…
Read More » -
England
Muxuu ka yiri Unai Emery mustaqbalka Koscielny & qorshahooda inta maalmood ee ka harsan suuqa?
(London) 01 Agoosto 2019.Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Arsenal Unai Emery ayaa xaqiijiyay inuu isku dayayo inuu ka dhaadhiciyo Laurent…
Read More » -
England
“Chelsea hal dhibaato ayaa haysata” _ Jose Mourinho
(London) 01 Agoosto 2019. Tababarihii hore kooxda Chelsea ee Jose Mourinho ayaa aaminsan in Blues ay ku jirto xaalad fiican inta…
Read More »