Month: August 2019
-
Italy
Juventus oo guul dirqi ah kaga gaartay kooxda Napoli garoonkeeda Allianz… + SAWIRRO
(Turin) 31 Agoosto 2019. Juventus ayaa guul dirqi ah ku gaartay Allianz Stadium, kaddib markii ay 4-3 ku garaacday kooxda…
Read More » -
England
Liverpool oo guul sahlan ka soo gaartay kooxda Burnley oo ay booqatay… + SAWIRRO
(England) 31 Agoosto 2019. Liverpool ayaa guul muhiim kaga soo gaartay kooxdda Burnley garoonkooda Turf Moor, kaddib markii ay ku…
Read More » -
Italy
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Juventus vs Napoli ee horyaalka Serie A
(Turin) 31 Agoosto 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Juventus vs…
Read More » -
Spain
Barcelona oo barbaro la soo gashay kooxda Osasuna oo ay booqatay…+ SAWIRRO
(La Liga) 31 Agoosto 2019. Kooxda Barcelona ayaa barbaro niyadjab ah kala soo laabatay garoonka El Sadar, kaddib markii ay…
Read More » -
England
Kooxaha Chelsea iyo Sheffield United oo dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka Stamford Bridge… + SAWIRRO
(England) 31 Agoosto 2019. Kooxda Chelsea ayaa barbaro kula dhaafi weysay Sheffield United garoonka Stamford Bridge, kaddib markii ay ku…
Read More » -
England
Manchester City oo ku xasuuqday Etihad Stadium kooxda Brighton…+ SAWIRRO
(England) 31 Agoosto 2019. Manchester City ayaa guul weyn ku gaartay Etihad Stadium, kaddib markii ay 4-0 ku garaaceen kooxda Brighton…
Read More » -
England
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Burnley vs Liverpool ee horyaalka Premier League
(England) 31 Agoosto 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Burnley vs…
Read More » -
Spain
Shaxda rasmiga ah kulanka kooxaha Osasuna vs Barcelona ee horyaalka La Liga
(Spain) 31 Agoosto 2019. Waxaa la shaaciyey safafka rasmiga ah oo ay garoonka ku soo geli doonaan kooxaha Osasuna vs…
Read More » -
Italy
Tababare Sarri oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Juventus ee ka qeyb galaya kulanka caawa ee Napoli…. (Yaa Ka Maqan Yaase Ku Soo Baxay?)
(Turin) 31 Agoosto 2019. Tababare Maurizio Sarri ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay liiska xiddigaha kooxda Juventus uu ku wajihi doono…
Read More » -
England
Manchester United oo barbaro niyadjab ah la dhaafi weysay kooxda Southampton …+ SAWIRRO
(England) 31 Agoosto 2019. Kooxaha Man United iyo Southampton ayaa ku kala baxay barbaro 1-1 ah kulan adag ay ku…
Read More »