Day: July 30, 2019
-
Bannaanka Garoonka
Faah-faahin laga helayo qaraxyo la sheegay in lagu xiray Baabuurta xiddigaha kooxda Barcelona ee Lionel Messi iyo Luis Suarez
(Barcelona) 30 Luulyo 2019. Waxaa faah-faahin ay ka soo baxaysaa qaraxyo la soo wariyey in lagu xiray Baabuurta xiddigaha kooxda…
Read More » -
England
“Guardiola kuma jiro tababarayaasha ugu fiican adduunka” _ Louis van Gaal
(Yurub) 30 Luulyo 2019. Macalinka reer Holand ee Louis van Gaal ayaa aaminsan in tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola…
Read More » -
England
Difaaca kooxda Man United ee Eric Bailly oo qalliin lagu sameeyey, xilli la xaqiijiyey mudada uu garoomada ka maqnaanayo
(Manchester) 30 Luulyo 2019. Waxaa la xaqiijiyey mudada uu garoomada ka maqnaan doono difaaca kooxda kubadda cagta Manchester United ee…
Read More » -
England
Manchester United oo dalab ka gudbisay Samuel Umtiti, xili Barcelona ay jawaab cad ka bixisay
(Manchester) 30 Luulyo 2019. Manchester United ayaa markale muujisay xiisaha ay u qabto soo xero galinta daafaca kooxda Barcelona ee Samuel…
Read More » -
Aasiya
Muxuu sameeyey Gareth Bale markii uu burburay heshiiskii uu ku aadi lahaa dalka Shiinaha?
(Madrid) 30 Luulyo 2019. Gareth Bale ayaa bartiisa Instagram-ka soo dhigay muuqaal muujinaya isaga oo xiran maaliyadda cusub ee Real…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Waa maxay waxa xun ee ku dhacay Messi-ga Jarmalka ee Mario Götze & Hadalkii layaabka lahaa ee macallin Joachim Löw!
(Yurub) 30 Luulyo 2019. Mario Götze waxa uu ku soo caan baxay da’yaraan, waxa uu ammaan ka helay qaar ka…
Read More » -
England
Kooxda Manchester United oo bedelka laacibkeeda khadka dhexe ee Paul Pogba ka dhex heshay Barcelona
(Manchester) 30 Luulyo 2019. Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in ay calaamadeysatay raaca dhisaha kooxda Barcelona ee Ivan Rakitic…
Read More » -
Ameerika
Kiiskii kufsiga ee loo haystay laacibka kooxda Paris Saint-Germain ee Neymar Jr oo go’aan laga gaaray
(Paris) 30 Luulyo 2019. Waxaa la soo sheegayaa in kiiskii kufsiga ee loo haystay laacibka kooxda Paris Saint-Germain iyo xulka…
Read More » -
England
Manchester United oo soo gabagabaysay xiisihii ay u qabtay mid ka mid ah xiddigaha kooxda Barcelona
(Manchester) 30 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa muddooyinkii la soo dhaafay muujinaysay xiisaha ay u qabto Philippe…
Read More » -
England
Nicolas Pepe oo soo gaaray Magaalada London ka hor inta uusan dhammaystirin heshiiska uu ugu biirayo kooxda Arsenal
(London) 30 Luulyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan Nicolas Pepe ayaa soo gaaray Magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska ka…
Read More »