Day: July 29, 2019
-
Spain
RASMI: Kooxda Real Madrid oo shaacisay inuu ka tagay mid ka mid ah xiddigaheeda
(Madrid) 29 Luulyo 2019. Kooxda Real Madrid ayaa ku dhawaaqday inuu ka tagay mid ka mid ah xiddigaheeda, kaasoo ah Borja…
Read More » -
Spain
“Waxaan ahay mid ka mid ah taageerayaashiisa” – Perez oo maanta laabta ku galiyay Ronaldo caasimadda Spain ee Madrid… + SAWIRRO
(Madrid) 29 Luulyo 2019. Saxaafada dalka Spain ayaa tooshka ku ifisay arrinta ku saabsan in Florentino Perez uu laabta galiyay xiddiga…
Read More » -
England
Kooxda Barcelona oo si layaab leh u bartilmaameesanaysa xiddig 7 kulan kaliya u ciyaaray Man United xilli ciyaareedkii hore
(Barcelona) 29 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay si layaab leh bartilamaameed uga dhigatay difaaca…
Read More » -
England
Xiddig ka ciyaara horyaalka Premier League oo tijaabada caafimaad u maraya kooxda Paris St Germain
(Paris) 29 Luulyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan xiddigan ka ciyaara horyaalka xiisaha leh ee English Premier League ayaa tijaabada…
Read More » -
Afrika
Ma ogtahay in xulkeenna Soomaaliya uu ka qeyb galayo isreeb-reebka koobka adduunka 2022-ka… (Yuu la ciyaarayaa?)
(Muqdisho) 29 Luulyo 2019. Xulkeenna qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa ka qeyb galaya isreeb-reebka koobka Adduunka ee 2022-ka. Xulka…
Read More » -
England
RASMI: Macallin Ole Gunnar Solskjaer oo ku dhawaaqay Liiska xiddigaha Man United ee u safraya dalka Norway & Romelu Lukaku oo laga waayey
(Manchester) 29 Luulyo 2019. Waxaa la shaaciyey liiska xiddigaha kooxda Manchester United ee u safraya dalka Norway, waxaana laga waayey…
Read More » -
Italy
“Waxaan iska diiday dalabyada kooxo ay ka mid yihiin Man United, Juventus iyo Man City”.
(Yurub) 29 Luulyo 2019. Daafaca reer Uruguay ee Diego Godín ayaa wuxuu shaaca ka qaaday kooxaha xiiseenayay adeegiisa xiliyadii lasoo dhaafay,…
Read More » -
England
RASMI: Klopp oo ku dhawaaqay liiska xiddigaha Liverpool ee ku xaroonaya xerada tababarka ee France… (Miyey ku jiraan Saalax iyo Firmino?)
(Yurub) 29 Luulyo 2019. Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa hadda ku dhawaaqay liiska buuxa ee kooxda Reds ah, kuwaasoo isku…
Read More » -
England
RASMI: Xiddig hore ee kooxda Manchester United ah oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha kubadda cagta
(Yurub) 29 Luulyo 2019. Xiddigii hore ee kooxda Manchester United ee Patrice Evra ayaa ku dhawaaqay inuu gabi ahaanba ka fariistay…
Read More »