Day: July 28, 2019
-
Spain
Santiago Solari oo kaga digay xiddigaha Modrić iyo Kroos imaatinka Paul Pogba ee kooxda Real Madrid
(Madrid) 28 Luulyo 2019. Macalinkii hore kooxda Real Madrid ee Santiago Solari ayaa kaga digay xiddigaha khadka dhexe Los Blancos ee…
Read More » -
England
Unai Emery oo ka hadlay dhaawaca maanta soo gaaray Alexandre Lacazette
(London) 28 Luulyo 2019. Tababaraha Arsenal ee Unai Emery ayaa laabta u qaboojiyay jamaahiirta kooxda, kaddib dhaawaca soo gaaray weeraryahanka reer…
Read More » -
England
Kooxda Manchester City oo weydiisatay suurtogalnimada ay ku heli karto xiddig ka tirsan Barcelona
(Manchester) 28 Luulyo 2019.Kooxda kubadda cagta ee Manchester City uu hogaaminayo Pep Guardiola ayaa weydiisatay suurtagalnimada ay kula soo saxiixan…
Read More » -
England
Paulo Dybala oo la soo sheegayo inuu go’aansaday halka uu ka ciyaari doono xilli ciyaareedka soo socda… (Miyuu ku biirayaa Man United?)
(Turin) 28 Luulyo 2019. Paulo Dybala ayaa la soo warinayaa inuu go’aansaday halka uu ka ciyaari doono xilli ciyaareedka soo…
Read More » -
England
Maxaa burburiyey heshiiskii uu Franck Ribery xagaagan ugu biiri lahaa kooxda uu aadka ugu dhowaaday ee Liverpool?
(Liverpool) 28 Luulyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa aad ugu dhowayd xagaagan inay la saxiixato…
Read More » -
Champ' League
Kyle Walker oo ka warbixiyay waxa kaliya ee ka dhiman Manchester City si ay ugu guuleysato Champions League
(Yurub) 28 Luulyo 2019. Daafaca kooxda Manchester City ee Kyle Walker ayaa sheegay in kooxdiisu ay u baahantahay nasiib wanaag si…
Read More » -
England
Danny Welbeck oo ku dhibtoonaya inuu helo koox cusub oo uu u ciyaaro & Mushaarkiisa oo u sabab ah
(London) 28 Luulyo 2019. Ciyaaryahan Danny Welbeck ayaa la soo warinayaa inuu ku dhibtoonayo inuu helo koox cusub oo uu…
Read More » -
England
RASMI: kooxda Liverpool oo dhameystirtay heshiiskeedii labaad ee suuqan xagaaga
(England) 28 Luulyo 2019. Liverpool ayaa dhameystirtay heshiiska da’ayarka reer England ee Harvey Elliott, kaasoo ay kala soo saxiixatay kooxda Fulham.…
Read More »