WARBIXIN: Siddeeda difaac ee ka ciyaara Premier League oo ka fiican daafaca ay Man United lacagaha qaaliga ah kula soo wareegeyso ee Harry Maguire

(Manchester) 27 Luulyo 2019. Man Utd ayaa sii wayn loola xiriirinayaa Difaaca Kooxda Kubadda cagta Leicester City iyo Xulka qaranka England ee Harry Maguire, waxaana iminka daaha laga qaaday xog layaab leh oo walwal ku abuureysa kooxda ka arrimisa garoonka Old Trafford.

Xogta qarsoon ayaa tibaxaysa in ay Manchester United ku khasaari karto ganiyaasha malayiinta ah oo ay ku soo beecsanayso joog dheeraha dalka England.

Waxaa jira 8 difaac oo ka wanaagsan Harry Maguire  kuwaas oo ka ciyaara horyaalka Premier League waxaana warbixintan soo jeedinaya Haaruun Yuusuf Khasaaro ee ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close