Uganda oo jug culus u geysatay xulkeena qaranka soomaaliya

(Djibouti)) 27 Luulyo 2019. Xulka qaranka soomaaliya ayaa guuldaro kala kulmay dhigooda uganda ciyaar qeyb ka aheyd tartanka Chan Cup.

Kulanka ayaa ku soo dhamaaday 3-1 ay guusha ku raacday xulka qaranka Uganda oo marti ku ahaa dalka jabuuti.

Wiilasha Xulkeena qaranka soomaaliya oo kulankan la yimid hal gool ayaa waxaa u dhaliyay farxan duqow, waxeyna soo bandhigeen qaab ciyaareed fiican.

Balse nasiib daro ciyaarta ayaa ugu dambeyntii ku soo idlaatay 3-1 oo loogu awood sheegtay wiilasha xulka qaranka soomaaliya.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close