QIIRO: Labiskii jeex-jeexnaa ee uu garoonka ku yimid Sadio Mane & Rafaadkii uu u soo maray heerkiisa sare ee kubadda cagta

(Dakar) 27 Luulyo 2019. Gool-dhaliyaha kooxda kubadda cagta Liverpool ee ka soo jeeda Wadanka Senegal  ee Sadio Mane waa xiddig iminka aad looga yaqaanno caalamka kubadda cagta kuna guuleystay tartanka UEFA Champions League, balse miyaad xusuusataa nooshii adkayd ee u ku soo koray isaga?.

Warbixintan oo aad u qiiro badan waxaad ka dareemi doontaa sida uusan Sadio Mane  ugu soo raxeeysan bilowga hardankiisii kubadda cagta waxaan noloshiisa soo martay maalmo murugo badan oo faqri ah, isla markaana lagu bahdilay goobaha ciyaraaha markii uu yaraa.

Mane waxa uu afkiisa ka qiray sida loo bahdilay isagoo dhar jeex jeex iyo kabo dhammaad ah wata aadna u yar jecelna in uu noqdo xiddig kubadda cagta ee ka daawo muuqaalka hoose.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close