Day: July 27, 2019
-
England
Taageerayaasha Mo Salah oo careysan kaddib markii xidigga reer Masar laga waayay cajalka cusub ee ciyaar gacmeedka FIFA 20
(England) 27 Luulyo 2019. Taageerayaasha xidigga weyn weerarka uga ciyaara kooxda Liverpool iyo xulka Masar Mohamed Salah ayaa aad uga…
Read More » -
England
Ciyaaryahan ka tirsan kooxda Arsenal oo nin meyd ah laga dhex helay gurigiisa? (Sidee wax u jiraan?)
(England) 27 Luulyo 2019. Mar qura ayaa taageerayaasha kubadda cagtu ay la yaabeen markii ay maqleen in xiddigga Khadka dhexe…
Read More » -
Afrika
QIIRO: Labiskii jeex-jeexnaa ee uu garoonka ku yimid Sadio Mane & Rafaadkii uu u soo maray heerkiisa sare ee kubadda cagta
(Dakar) 27 Luulyo 2019. Gool-dhaliyaha kooxda kubadda cagta Liverpool ee ka soo jeeda Wadanka Senegal ee Sadio Mane waa xiddig…
Read More » -
Champ' League
Sterling oo qof walba ka yaabsaday, kaddib markii uu si cajiib ah kaga hadlay koobkii Champions League-ga ay ku guuleysatay Liverpool
(England) 27 Luulyo 2019. Weeraryahanka reer England iyo kooxda Manchester City ee Raheem Sterling ayaa ka hadlay xili ciyaareedkii lasoo dhaafay…
Read More » -
England
RASMI: Liverpool oo xaqiijisay xilliga ay dib ugu soo laaban doonaan Saalax, Firmino iyo Becker tababarka kooxda
(England) 27 Luulyo 2019. Kooxda Liverpool ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday xiliga kama dambeysta ah ay markale dib ugu soo…
Read More » -
England
WARBIXIN: Siddeeda difaac ee ka ciyaara Premier League oo ka fiican daafaca ay Man United lacagaha qaaliga ah kula soo wareegeyso ee Harry Maguire
(Manchester) 27 Luulyo 2019. Man Utd ayaa sii wayn loola xiriirinayaa Difaaca Kooxda Kubadda cagta Leicester City iyo Xulka qaranka…
Read More » -
Soomaaliya
Uganda oo jug culus u geysatay xulkeena qaranka soomaaliya
(Djibouti)) 27 Luulyo 2019. Xulka qaranka soomaaliya ayaa guuldaro kala kulmay dhigooda uganda ciyaar qeyb ka aheyd tartanka Chan Cup. Kulanka…
Read More » -
Champ' League
Diego Godín oo weerar ku qaaday Cristiano Ronaldo, kaddib imaatinkiisa kooxda Inter Milan
(Italy) 27 Luulyo 2019. Daafaca dhawaangalka ah kooxda Inter Milan ee reer Uruguay Diego Godín ayaa weerar ku qaaday weeraryahanka Juventus…
Read More » -
Spain
“Aniga iyo Lionel Messi waxaan isaga egnahay wax walba” – Antoine Griezmann
(Spain) 27 Luulyo 2019. Weeraryahanka kooxda Barcelona ee Antoine Griezmann ayaa xaqiijiyay sida ugu fudud ee loola jaan qaadi karo Lionel…
Read More » -
Soomaaliya
Wax waliba oo aad ugu baahan tahay kulanka dhex mari doona xulalka Soomaaliya iyo Uganda
(Djibouti) 27 Luulyo 2019. Xulka qaranka Soomaaliya ayaa caawa la ciyaari doona dhigooda xulka Uganda ciyaar qeyb ka ah tartanka Chan…
Read More »