Day: July 26, 2019
-
England
Tababare Mauricio Pochettino oo farriin raali galin ah u diray kooxda Manchester United
(London) 26 Luulyo 2019. Tababaraha reer Argentina iyo kooxda Tottenham Hotspur ee Mauricio Pochettino ayaa raali gelin ka bixiyay habdhaqanka ay…
Read More » -
Spain
Zidane oo muujiyay sida uu kaga walwalsan yahay xiligan dhaawacyada xiddigaha qaar ee Real Madrid
(Madrid) 26 Luulyo 2019. Macalinka reer France iyo kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa muujiyay sida uu haatan kaga walwalsan…
Read More » -
France
Agaasimaha ciyaaraha ee kooxda PSG oo fariin cad u diray xiddiga reer Brazil ee Neymar Jr
(Paris) 26 Luulyo 2019. Ma ahan wax cusub in laga hadlo rabitaanka Neymar Jr ee ah in xagaagan uu ka tago…
Read More » -
Spain
“Waxaan ahay goolhaayaha koowaad ee kooxda Real Madrid” – Thibaut Courtois
(Madrid) 26 Luulyo 2019. Goolhaayaha reer Belgian ee Thibaut Courtois ayaa sheegay inuu yahay goolhayaha koowaad ee kooxda Real Madrid, isagoo…
Read More » -
England
Dani Ceballos oo shaaca ka qaaday sababihii ku kalifay inuu doorto u dhaqaaqista kooxda Arsenal
(London) 26 Luulyo 2019. Xiddiga khadka dhexe ee reer Spain Dani Ceballos ayaa shaaca ka qaaday sababihii keenay inuu doorto inuu…
Read More »