Shaxda ugu adag ee laga sameeyey xiddigaha dhashay bisha April ee sanad kasta… (Yaase keydka ugu jira?)

(World) 25 Luulyo 2019. Dhammaan xiddigaha kubadda cagta waa kuwo inta badan diiwaanka lagu hayo rikoorradooda, goolasha ay dhaliyaan iyo dhacdooyinka ay ka sameeyaan garoommada kubadda cagta, waxaase yar inta shaqsi ee ka warqabta bilowga nolosha xiddigahaasi ama waqtiga ay dunida ku soo biireen.

Waxa aynu warbixintaan ku eegi doonaa xiddigaha dhashahay bisha April ee sanad kasta, taasi micnaheedu mahan in aynu idin la wadaagi doonno dhamman xiddigaha dhashay bisha April ee sanad kasta, balse kaliya waa shaxda ugu adag iyo xiddigaha kursiga keydka u noqon kara, si la mid ah macallinkooda ayaan idinla wadagi doonnaa ee ka waado muuqaalka hoose.

Waxaa warbixintaan inoo diyaariyay idiina soo jeedinaya Wariyaheenna Shaafici Maxamuud Nuur (Shaafinho).

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close