Day: July 25, 2019
-
Spain
Sir la helay: Saxiixyadii ugu xumaa ee ay Real Madrid sameyso Taariikhda… (Miyey ku jiraan Bale iyo Kaka?)
(Madrid) 25 Luulyo 2019. Kooxda Real Madrid ayaa caan ku ah sameynta saxiixyo waa weyn oo saameyn ku yeesha suuqyada…
Read More » -
England
RASMI: Kaddib Dani Ceballos kooxda Arsenal oo ku dhawaaqday saxiixeedii labaad isla maanta kaasoo ay ku raacday Tottenham
(London) 25 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa Tottenham ku garaacday saxiixa da’yarka William Saliba. Difaacan William Saliba ayay…
Read More » -
Ameerika
Shaxda ugu adag ee laga sameeyey xiddigaha dhashay bisha April ee sanad kasta… (Yaase keydka ugu jira?)
(World) 25 Luulyo 2019. Dhammaan xiddigaha kubadda cagta waa kuwo inta badan diiwaanka lagu hayo rikoorradooda, goolasha ay dhaliyaan iyo…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Arsenal oo la soo wareegtay laacibkii khadka dhexe ee Real Madrid, Dani Ceballos… (Lambarkee ayuu u xiran doonaa Gunners?)
(London) 25 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Arsenal ayaa shaacisay inay la soo saxiixatay Dani Ceballos, kaasoo heshiis amaah ah…
Read More » -
Italy
Sarri oo go’aamiyay goolhaayaha koowaad ee Juventus xili ciyaareedka cusub, kaddib soo laabashada Buffon
(Serie A) 25 Luulyo 2019. Macalinka kooxda Juventus ee Maurizio Sarri ayaa wuxuu ka hadlay cida noqoneysa goolhaayaha koowaad ee Bianconeri,…
Read More » -
Italy
Ronaldo oo fariin uu ku garab istaagayo u diyar saaxiibkiisii hore kooxda Real Madrid ee Marco Asensio
(Madrid) 25 Luulyo 2019. Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa fariin uu ku garab istaagayo u diray saaxiibkiisii hore ee…
Read More » -
Ameerika
Alex Morgan oo si weyn u taageertay in Cristiano Ronaldo uu kaalmaha hore kaga jiro musuqmaasuqa isboortiga adduunka
(USA) 25 Luulyo 2019. Xiddigta xulka qaranka gabdhaha ee dalka Mareykanka Alex Morgan ayaa soo dhigay bogeeda rasmiga ah baraha bulshada…
Read More » -
England
Klopp oo ka warbixiyay go’aankiisa ah in Liverpool ay dib ula soo saxiixaneyso Philippe Coutinho
(England) 25 Luulyo 2019. Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa soo afjaray warar la xiriirinaya Reds inay dib ula soo…
Read More » -
England
Jorginho oo sheegay hadalo xiiso leh ee ku aadan macalinkiisii hore ee Maurizio Sarri
(London) 25 Luulyo 2019. Laacibka khadka dhexe ee kooxda Chelsea ee Jorginho ayaa sheegay hadalo xiiso leh, kaasoo ku aadan macalinkiisii…
Read More » -
England
Xiddig hore ee kooxda Manchester United ah oo dabka ku sii shiday xaalada wali cakiran ee Paul Pogba
(England) 25 Luulyo 2019. Ciyaaryahankii hore kooxda kubadda caga Manchester United ee Louis Saha ayaa weerar dhanka afka ah ku qaaday…
Read More »