Day: July 24, 2019
-
Italy
Muxuu ka yiri Cristiano Ronaldo awooda ciyaareed ee kooxda Inter Milan uu hogaaminayo Antonio Conte?
(Italy) 24 Luulyo 2019. Xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in kooxdiisa Juventus ay u qalantay inay guul…
Read More » -
England
Virgil van Dijk oo eeganaya wax kaga muhiimsan ku guuleysiga abaalmarinta Ballon d’Or 2019
(Yurub) 24 Luulyo 2019. Xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay wuxuu ahaa mid u wanaagsan daafaca reer Holand ee Virgil van Dijk kaddib…
Read More » -
Spain
Maanta oo ay ku beegan tahay markii uu Lionel Messi la wareegay lambarka 10-aad ee Barcelona… (Ka bogo kulammada uu ku dheelay, goolasha uu ku dhaliyey & Kuwa uu ku dhiibay)
(Barcelona) 24 Luulyo 2019. Maanta waxa ay ku beegan tahay 11 sanadood ka hor markii ciyaaryahan Lionel Messi uu la…
Read More » -
England
Tababare Pep Gurdiola oo ka hadlay wararka Leroy Sane la xiriirinaya kooxda Bayern Munich
(Manchester) 24 Luulyo 2019. Tababaraha kooxda kubadda cagta Manchester City ee Pep Gurdiola ayaa ka hadlay wararka Leroy Sane la…
Read More » -
Spain
Madaxweynaha La Liga ee Javier Tebas oo ka warbixiyay suurtogalnimada lagu kansali karo heshiiska uu Griezmann ugu biiray Barcelona
(Madrid) 24 Luulyo 2019. Madaxweynaha horyaalka La Liga ee Javier Tebas ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay suurtogal noqon karto in…
Read More » -
England
Miyuu saameyn ku yeelan karaa dhaawaca Asensio, heshiiska uu Ceballos ugu wareegayo Arsenal?… Zidane iyo Unai Emery oo hadlay
(Yurub) 24 Luulyo 2019.Tababaraha kooxda kubadda cagta ee Real Madrid Zinedine Zidane, ayaa ka hadlay dhowr arimood ee quseeyay Los…
Read More » -
England
Macallinka Man United ee Ole Gunnar Solskjaer oo xaqiijiyey haddii Romelu Lukaku uu taam u yahay kulanka berri ee Tottenham
(Yurub) 24 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xaqiijisay in Romelu Lukaku uu seegi doono kulanka kale ee…
Read More » -
Aasiya
Wararkii ugu dambeeyey xaaladda suuqa ee ciyaaryahan Neymar Jr… (Maxaa soo kordhay?)
(Paris) 24 Luulyo 2019. Sida wararku ay sheegayaan Neymar Jr ayay u badan tahay inuu sii joogi doono kooxdiisa PSG…
Read More » -
England
Manchester United oo maalmo kooban u qabatay kooxda Inter Milan si ay u dhammaystiro saxiixa Romelu Lukaku
(Manchester) 24 Luulyo 2019. Wakhtigu waa ku socdaa kooxda ka dheesha horyaalka Serie A si ay u dhammaystirto saxiixa weeraryahankan,…
Read More » -
Ameerika
Xiriirka kubadda cagta ee Koonfurta Ameerika oo shaaciyey ganaaxa ay dul dhigeen Lionel Messi
(America) 24 Luulyo 2019. Xiriirka Kubadda Cagta ee koonfurta Ameerika ayaa si rasmi ah ugu shaaciyay boggooda rasmiga ah ganaaxa lagu…
Read More »