Day: July 22, 2019
-
Bannaanka Garoonka
WARBIXIN: 10-ka shaqsi oo ku lugta leh kubadda cagta ee aadka u neceb Cristiano Ronaldo!!
(Yurub) 22 Luulyo 2019. Kabtanka xulka qaranka Portugal ahna dhaliyaha kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa iminka waxa ay Wargeysyadu…
Read More » -
England
Kooxda Arsenal oo dalab ku kacaya 55 milyan oo lagu daray ciyaaryahan ka gudbisay Wilfried Zaha… (Miyaa laga aqbalay?)
(London) 22 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta Crystal Palace ayaa la soo warinayaa inay hoos u dhigtay oo ay iska…
Read More » -
Spain
Kooxda Barcelona oo wadahadal heshiis kordhin ah la furaneysa Lionel Messi… (Meeqo sano ayay ka saxiixaneysaa?)
(Spain) 22 Luulyo 2019. Kooxda kubadda cagta ee Barcelona ayaa lasoo warinayaa inay isku diyaarineyso inay wadahadal heshiis cusbooneysiin ah la…
Read More » -
England
RASMI: Kooxda Manchester United oo soo dallacsiisay Nicky Butt xil muhiim ahna u magacawday
(Manchester) 22 Luulyo 2019. Nicky Butt ayaa la soo dallacsiiyey si uu noqdo madaxa horumarinta kooxda koowaad ee Manchester United.…
Read More » -
England
WARBIXIN: Mid ka mid ah xiddigaha Man United oo si cad u sheegay inuu jeclaan lahaa in loo magacaabo kabtanka kooxda… (Mana ahan Pogba iyo Young)
(Manchester) 22 Luulyo 2019. Mid ka mid ah xiddigaha mudada joogay Manchester United ayaa shaaca ka qaaday inuu jeclaan lahaa…
Read More » -
Soomaaliya
Xulka qaranka Soomaaliya oo caawa guuldarro kala kulmay Jabuuti
(Jabuuti) 22 Luulyo 2019. Xulka qaranka kubadda cagta Soomaaliya ayaa guuldarro 1-0 kala kulmay dhiggiisa Jabuuti, ciyaar saaxiibtinnimo oo caawa…
Read More » -
Spain
“Waxaan fariin soo dhaweyn ah ka helay Suárez, balse Messi ma uusan sameynin” – Griezmann
(Spain) 22 Luulyo 2019. Weeraryahanka reer France ee Antoine Griezmann ayaa ka warbixiyay inuu fariin ka helay Luis Suárez si uu…
Read More » -
England
RASMI: Xiddig ka tirsan Chelsea oo dhammaystiray ku biiristiisa kooxda RB Leipzig
(London) 22 Luulyo 2019. Da’yar ka tirsan kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa amaah ugu dhaqaaqay dhinaca horyaalka Bundesligaha Jarmalka, isagoo…
Read More » -
England
Real Madrid oo dalabyo ku aaddan Gareth Bale ka heshay afar kooxood oo ka dhisan qaaradda Yurub
(Madrid) 22 Luulyo 2019. Afar kooxood oo ka dhisan qaaradda Yurub ayaa la soo sheegayaa inay dalabyo fursad ay kula…
Read More » -
Italy
Matuidi oo isku diyaarinaya inuu ka tago Juventus & saddex kooxood ay ka mid tahay Man United oo doonaya inay la saxiixdaan
(Italy) 22 Luulyo 2019. Wey iska cadahay in Blaise Matuidi uu yahay xiddiga labaad ee ka tagaya kooxda Juventus inta lagu…
Read More »