WARBIXIN: Sidee ayey ula tacaalaan gabdhaha kubadda cagta wakhtiga caadada!?

(World) 21 Luulyo 2019. Gabdhaha kubadda cagta ciyaara ayaa sanadihii ugu dambeeyay shaashadaha ku hor muujinayay awood sare oo dhanka ciyaaraha ah, balse taasi su’aal ayaa ka timid?.

Su’aasha milyanka doollar ku kacaysa ayaa ah sidee ayey Gabdhaha kubadda cagta ciyaara ula tacaalaan wakhtiga caadada, maadaama ay xaaladdaasi ku soo aadi karo iyagoo kulamo leh?

Muuqaalkan ayaan kaga jawabeynaa saameynta ay ku leedahay xaladdaasi gabdhaha kubadda ciyaara ee ka daawo muuqaalka hoose, waxaana ka waramaysa Wariyaheenna Racwi Salaad Muuse.

VIDEO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close